Sadkan wuxuu ka koobanyahay sad is wata oo ka kooban:
1.Keyboard iftiin midabo leh bixinaya
2.Mouse iftiin midabo leh bixinaya
3.Dhago/HeadPhones iftiinkaaso kale leh
4.MousePad ama Mouse saar
Qalabkaan waxaa adeegsan kara Video Editors Graphic Designers iyo Asxaabta Gaming ka aadka uxiiseeya hadii aad waxyaabo kale adeegsato sida Forex iyo Crypto waad ubaahan kartaa oo xafiiskaaga ayuu kuu qurxin karaa.
Reviews
There are no reviews yet.